Georgi Kapchits



     Nin maqan tebiddii waa nin jooga ceebtii!


  

 

 
War ku saabsan qoraaga

Buugaag

Habka
lagula xiriiro
qoraaga

Nudeenno
(Links)

 

Laabo (noqo)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

  

 

Laabo (noqo)            Buugaag 

Riix sawirka si aad u noqoto  




 



"Hubsiimo hal baa la siistaa" waxaa ku qoran maahmaahaha Soomaaliyeed kuwa ugu caansan oo lagu ogaaday aqoonbaadhis uu Dr. G. Kapchits ku sameeyey ammintii u dhexaysey 1998-2001dii, beelaha Soomaaliyeed ee deggen Jarmalka iyo Denmark. Maahmaah kasta waxa ku ladhan hal-tebinteedii oo Af-ingiriisiya. Faahfaahin dheeraad ah meeshii u baahanna waa lagu daray. Hordhaca buugga waxaa lagu soo bandhigay ujeeddooyinka iyo hababkii baadhitaanka loo sameeyey, habka kala sooca maahmaahaha iyo qaadaadhig ku saabsan sawraca suugaanta Soomaaliyeed.

 

 

 


Сайт управляется системой uCoz