Georgi Kapchits



     Nin maqan tebiddii waa nin jooga ceebtii!


 

 

 
War ku saabsan qoraaga

Buugaag

Habka
lagula xiriiro
qoraaga

Masawirro

 

Laabo (noqo)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Laabo (noqo)           Buugaag

Riix sawirka si aad u noqoto

 

 

Qaamuusku waa midka ugu weyn ee ilaa hadda laga qoray xikmadda maahmaaheed ee Soomaalida. Wuxuu ka kooban yahay in ku dhow lix kun oo maahmaahood oo la hubo. Maahmaahaha badankoodu waa kuwa laga helay in ka badan boqol wargeeye. Gogoldhigga oo ku kala qoran af-soomaali iyo af-ingiriisi akhristuhu wuxuu wax ka baran karaa aragtida maahmaahaha lagu kala sooco ee uu soo jeediyey caalimkii weynaa ee Ruushka ahaa ee la odhan jirey Grigori Permyakov, taasoo ku dhisan dabiicadda astaameed ee maahmaahda ee uu isaga daboolka ka qaaday. Gogoldhigga waxaa kaloo lagu tilmaamaa waxyaallaha u kala gaarka ah 12ka nooc ee maahmaahaha soomaaliyeedi ay u kala baxaaan, siduu u arko Georgi Kapchits.

 

 

Сайт управляется системой uCoz