Georgi Kapchits



     Nin maqan tebiddii waa nin jooga ceebtii!


 

 

 
War ku saabsan qoraaga

Buugaag

Habka
lagula xiriiro
qoraaga

Masawirro

 

Laabo (noqo)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Laabo (noqo)           Buugaag

Riix sawirka si aad u noqoto

 

 

Buuggani waa midka ugu weyn ee ilaa hadda laga qoray sheekooyinka soomaaliyeed. Wuxuu ka kooban yahay 217 sheeko oo hidde ah. Waxaa ka mid ah kuwa ku saaban Arraweelo, Wiil-Waal, Cigaal Shiidaad, Yoonis Tuug, Siyaad Dharyo Dhobe, Ina Sanweyne iyo qaar kale oo aan hore loo daabicin. Sawirrada buugga ku jira waxaa gacanta ku sawiray Cabdirashiid Maxamed Jibril oo lagu naanayso Wiiro-Wiiro.

 

 

Сайт управляется системой uCoz