Georgi Kapchits



     Nin maqan tebiddii waa nin jooga ceebtii!


 

 

 
War ku saabsan qoraaga

Buugaag

Habka
lagula xiriiro
qoraaga

Masawirro

 

Laabo (noqo)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Laabo (noqo)            Buugaag

 

 

 


Buuggani wuxuu soo hordhigeyaa akhristeyaasha Soomaaliyeed iyo kuwo ku hadla afka Ingriiska 115 sheekaxariiro Soomaaliyeed oo loo haysto qaybta ugu wanaagsan suugaanta Soomaaliyeed ee hiddaha ah. Waxaa ka mid ah sheekaxariirooyinka caanka ah ee la kala yidhaahdo 'Faaliyihii la bilkeyday', 'Garta aadane', 'Hoog', 'Isha Cumar ka lulata' iyo qaar kaleba. Buuggan waxaa loogu talaggalay akhristeyaasha caadiga ah, carruur iyo waayeelba, xeeldheereyaasha iyo dadka  kaleba ee xiiseeya afka iyo suugaanta Soomaaliyeed.  


Сайт управляется системой uCoz