Georgi Kapchits



     Nin maqan tebiddii waa nin jooga ceebtii!


 

 

 
War ku saabsan qoraaga

Buugaag

Habka
lagula xiriiro
qoraaga

Masawirro

 

Laabo (noqo)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Laabo (noqo)           Buugaag

Riix sawirka si aad u noqoto 

 

 

Buuggani waa ururintii ugu horreysey sheekooyinka soomaaliyeed ee ku soo baxay afka ruushka. Wuxuu ka kooban yahay 202 sheeko oo qaarkood ay hore u daabaceen aqoonyahanno shisheye ahi, qaarka kalena uu soo ururiyey qoraagu. Ararta waxaa laga helaa faaqidaad ku saabsan dadka deggen Geeska Afrika dhaqankooda. Gadaal waxa kaga lifaaqan qaamuus lagu fasiro ereyada soomaaliyeed ee aan la hal-tebin karin, faallooyin iyo qoraal ku saabsan hababka kala duwan ee ay ku dhisan yihiin sheekooyinka soomaaliyeed.

 

 

Сайт управляется системой uCoz