Buugaagtan si aad u dalbato la xiriir Dr. G. Kapchits.
Faaliyihii la bilkeyday: Sheekaxariirooyin Soomaaliyeed.
Waxaa habeeyey Georgi Kapchits /
A Soothsayer Tested: Somali Folktales.
Compiled and translated by G.L.Kapchits. Moscow, 2006.
Waxaa la yidhi - sheekooyin
hidde ah
oo ku qoran
af-soomaali.
Waxaa habeeyey, gogoldhigna u qoray G.L.Kapchits (Kabjits).
Waxaana soo saaray Xafiiska qoraalka ee
"OMIMEE Intercultural Publishers", Kolon,
1996.
Qaamuuska maamaahyada soomaaliyeed
– The Dictionary of Somali Proverbs
oo ku qoran
af-soomaali.Waxaa ururiyey,
habeeyey iskuna dubbaridey Georgi Kapchits.
Waxaana daabacday shirkadda qoraalka ee "Suugaanta bariga". Moosko, 1998.
Georgi Kapchits
HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA.
Maahmaaho Soomaaliyeed:
baadhitaan lagu ogaaday kuwa ugu caansan. (buuggu wuxuu
ku qoran yahay af-ingiriisi iyo af-soomaali). - Waxaa soo saartay
shirkadda "The Way" ee
Moosko, 2002.
|