|
War
ku saabsan qoraaga
Buugaag
Habka
lagula xiriiro
qoraaga
Masawirro
|
|
QORAAGA MAHADHADIISA
Dr.
Georgi Kapchits wuxuu dhashay 2.10.1939. Sannadkii 1967 wuxuu
ka qalin-jebiyey Istituutka lagu barto afafka Aasiya iyo Afrika
ee ka tirsan Jaamacadda Moosko. Takhasuskiisu waa af-yaqaan u go'ay
af-amxaariga iyo af-soomaali-ga.1967kii ilaa 1994 wuxuu weriye
ka ahaa laantii af-soomaaliga ee Raadiyow Moosko. Tan iyo 1994kii
wuxuu faalliye ka yahay qaybta wararka ee Raadiyaha la yidhaahdo
"Codka Ruushka". Wuxuu af-soomaaliga ka dhigi jirey jaamacadaha
ka kala furan Moosko iyo Berliin. Laba jeer ayuu booqasho ku tegey
Soomaaliya. Gu'gii 1989kii wuxuu ammin shan beri ah joogay Muqdisho,
Gu'gii 2001diina wuxuu toddobaad joogay Hargeysa. Gu'gii 2003 wuxuu booqasho
gaaban ku tegey Jabuuti. Gu'gii 2000 wuxuu helay. darajada loo yaqaanno PhD,
isagoo daafacay tiisihii ku saabsanaa naxwaha Af-Soomaaliga. Xaas buu leeyahay
iyo laba hablood.
Buugaagta uu qoray:
1. Maamaahyada Soomaaliyeed
(ee ku kala daabacan afka soomaaliga iyo afka ruushka oo ay
weheliyaan maahmaahyada ruushka ee ay isu dhigmaan). Waxaa abaabulay,
hal-tebiyey, ararta u qoray, kana faallooday qoraha. Moosko,
1983 (2nd edn. Moosko: URSS, 2009).
2. Waxaa la yidhi – sheekooyin
hidde ah. Waxaa habeeyey, kana faallooday qoraha. Cologne,
1996.
3. Sheekooyin soomaaliyeed
(oo ku qoran af-ruush). Waxaa abaabulay, hal-tebiyey, gogoldhigga
u qoray, qaamuusna ku ladhay, kana faallooday qoraha. Moosko, 1997.
4. Qaamuuska maamaahyada soomaaliyeed
– The Dictionary of Somali Proverbs (ee gogoldhiggiisu
uu ku kala qoran yahay af-soomaali iyo af-ingriisi). Waxaa ururiyey
oo abaabulay, iskuna dubbariday qoraha. Moosko, 1998
5. Hubsiimo hal baa la siistaa/To
know something for sure, one would even part with a she-camel:
Maahmahaha soomaaliyeed kuwa ugu caansan. Moosko, 2002.
6. Sentence partciles in the
Somali language and their usage in proverbs. Aachen: Shaker Verlag, 2005.
7.
Faaliyihii la bilkeyday:
Sheekaxariirooyin Soomaaliyeed. Waxaa habeeyey Georgi Kapchits /
A Soothsayer Tested: Somali Folktales. Compiled and tra
nslated by
G.L.Kapchits. Moscow, 2006.
8. Maamaahyada Soomaaliyeed
(ee ku kala daabacan afka soomaaliga iyo afka ruushka oo ay
weheliyaan maahmaahyada ruushka ee ay isu dhigmaan). Waxaa abaabulay,
hal-tebiyey, ararta u qoray, kana faallooday qoraha. Moosko,
2009.
9. Soomaali been ma maahmaahdo (Somalis do not lie in proverbs). Pisa, 2012.
Buugaagta uu quraaray:
1. G.L.Permyakov. Fundamentals of Structural Paremiology
(Mabaddii'da cilmiga maahmaahaha). Waxaa abaabulay, arartana
u qoray G.Kapchits. Moosko, 1988.
2. G.L.Permyakov. Proverbs and Sayings of Oriental Peoples
(Maahmaahaha dadyawga bariga ah). Moosko, 2001.
Qoraallada uu qoray:
1. Somali Literature (Suugaanta Soomaaliyeed) - Literary
Encyclopaedia. Moosko, 1987.
2. On Types of Somali Folktales (Sheekooyinka soomaaliyeed
noocyada ay u kala baxaan) - Anthropologie Somalienne. Paris,
1993.
3. On Subjects and Motifs of Somali Folktales (Faleyaasha
sheekooyinka soomaaliyeed) - Cushitic and Omotic Languages
(Proceedings of the Third International Symposium. Berlin, 1994).
Koln, 1996.
4. (with M. Kenadid) Oral Forms of Speech and the Problem
of the Development of the Written Norm in the Somali Language
(Hababka
hadalka iyo horumarinta hababka lagu qoro af-soomaaliga)
- The Literary Language and the Oral Spheres of Communication.
Moosko, 1996.
5. War and Peace in Somali Paremias (Dagaalka iyo nabaddu
siday uga muuqdaan maahmaahaha soomaaliyeed) - Africa: Societies,
Cultures, Languages. Moosko, 1996.
6. Somali Folktales (Sheekooyin soomaaliyeed) - The
Language of African Folklore (African Folktale). Moosko, 1997.
7. War and Peace in the Somali Oral Traditions (Dagaalka
iyo nabaddu siday uga muuqdaan sheekooyinka iyo maahmaahaha
soomaaliyeed) - Pour une Culture de la Paix en Somalie (Actes
du Second Congres International des Etudes Somaliennes - Paris,
1995). Paris, 1997.
8. Logical Accent in Somali: Phrase Particle waa (Hogo-tusaalaha
'waa') - Africa in the mutable World. Moosko, 1997.
9. The Somali Oral Traditions: A Call for Salvation (Xikmadda
aan qornayn ee dadka soomaaliyeed ee u baahan in la badbaadiyo)
- The Present-Day Importance of Oral Traditions. Opladen-Wiesbaden,
1998.
10. Logical Accent in Somali: Phrase Particle baa (Hogo-tusaalaha
'baa') - Africa: Societies, Cultures, Languages. Moosko,
1998.
11. Logical Accent in Somali: Phrase Particle waxaa (Hogo-tusaalaha
'waxaa') - Africa: Societies, Cultures, Languages. Moosko,
1999.
12. On Somali Paremias (Maahmaaho soomaaliyeed) -
Proverbium (Yearbook of International Proverb Scholarship). Vol.17.
Burlington, 2000.
13. Some results of the Somali
paremiological experiment in Berlin and Arhus. - The Proceedings
of the 4th International Conference of Cushitic and Omotic Lanuages (Leiden,
2003) - waa la daabacayaa.
14. Towards the Somali Paremiological Minimum - War
Destroys, Peace Nurtures. Lawrenceville, 2004.
15. Variants and Variations of Somali Proverbs - Proverbium (Yearbook of International Proverb Scholarship), Vol. 25. Burlington, 2008.
16. Paremias without
sentence particles - Akten des 7. Internationalen Semitohamitistenkongresses Berlin 2004 (Semitica et Semitohamitica Berolinensia, Band 5), Aachen, 2007.
17. Somali kinship terms (with V.Porkhomovsky) - Semito-Hamitic Festschrift for A.B. Dolgopolsky and H. Jungraithmayr. Ed. Gabor Takacs. Berlin, 2008.
18. Kinship terms and systems in Somali and Oromo (with V.Porkhomovsky) – Issledovanija po jazykam Afriki. Issue 3. Moscow, 2009.
Faallooyinkii uu qoray:
1. D.Stepanchenko, Mohamed Haji Osman. Short Somali-Russian
and Russian-Somali Dictionary (Qaamuus kooban oo af-soomaali iyo
af-ruush, af-ruush iyo af-soomaali) - Folia Orientalia, 16.
Krakow, 1975.
2. Axmed Cali Abokar. The Camel in Somali Oral Traditions
(Awrta iyo suugaanta soomaaliyeed) - Narodi Asii i Afriki,
5. Moosko, 1988.
3. Mohamed Mohamed-Abdi. Histoire des Croyances en Somalie
(Taariikhda khuraafaadka soomaaliyeed) - Vostok/Oriens,
3. Moosko, 1993.
4. B.W.Andrzejewski with Sheila Andrzejewski. An Anthology
of Somali Poetry (Diiwaanka gabayada soomaaliyeed) - Vostok/Oriens,
2. Moosko, 1994.
5. G.L.Permyakov (Mahaadhada G.L.Permyakov). Russian
Jewish Encyclopaedia, Vol.2. Moosko, 1995.
6. Scholars in the Country of
Poets - Notes on the 8th International Congress of Somali
Studies. Hargeisa, 2001 (Aqoonyahaanno booqasho ku joogay
dal gabayaayaal ah). Horn of Africa. Vol. IXX. Newark, 2001.
7. Waa kan buuggii aan sugeyey 24ka sano (The book
I have waited for 24 years) - Hal-Aqoon, 2002.
8. Booqashadii labaad ee aan ku
tegey Berbera (My second visit to Berbera) - Hal-Aqoon, 2004.
|